Wuxu ka hor taga dilaacyada ku sameysma guryaha. Wa bootar iyo koolo la isku qasayo oo kabaya dilaacyada sido kale celinaya biyaha.
Meelaha ay fiicantahay in lo isticmaalo:
- Barkadaha
- Mutuleel dhigida
- Dilaacyada darbiyada
Baaxada uu ku fariisanayo: 1.8kg/m2 = Qaro: 1 mm