Waxa laga hormariyaa salaaxmada, waxaa lagu kabaa dilaacyada, waxaa kaloo la dhiga cirifyada darbiga inta aanan rinjiga polytex, polycoat iyo polyflex la marin goobta .
Meelaha ay fiicantahay in lo isticmaalo:
- Salaaxmada darbiga
- Cirifyada darbiga
- Dilaacyada darbiga